Muxuu salka ku hayaa go’aanka qalafsan ee Kenya ka qaadatay xiriirka Somalia?

Dowladda Kenya ayaa caawa shaacisay go’aan aad loola yaabay oo ay xiriirkii diblomaasiyadeed ugu jartay dowlada federaalka Somalia, waxayna u yeeratay safiirkii ka fadhiyey Muqdisho, iyadoo dhinaca kale amar ku siisay safiirkii Somalia inuu dalkeeda ka baxo. Go’aanka Kenya ayaa noqday mid lama filaan ah oo ku soo beegmay xilli xiriirka labada dal uu marayey … Continue reading Muxuu salka ku hayaa go’aanka qalafsan ee Kenya ka qaadatay xiriirka Somalia?